Friday , 22 November 2019
HEADER
Menu

Daawo muqaalkana Beelaha Banaadiriga Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dowladda Guurguurte..

Daawo muqaalkana Beelaha Banaadiriga Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dowladda Guurguurte..

Beelaha Banaadiriga Soomaaliyeed ayaa Maanta Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ka dhigay Banaanbax Ka dhan ah Dowlada Federaalka Soomaaliya ee uu Hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud,waxaana beelahaan oo looga baran banaanbax Noocaan  oo kale ah ay markaasi Maanta ku muujiyeen sida ay uga soo horjeedan hanaanka dowladnimada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Hogaaminayo iyagoo Cod aan loo kala harin ku Cadeeyay inay kalsoonidii kala laabteen Dowlaad Federaalka Soomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Contact to us