Friday , 20 September 2019
HEADER
Menu

JAALIYADA SOOMAALIYEED EE PORTLANAD OREGO OO DIIDEY IN DAD SOOMALIYEED

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Portland Oregon ku dhaqan ayaa diidey in Dad Soomaaliyeed loogu yeero Bar arintaas oo ay shir Jaaraid ku qabteen Jaaliyada ka Soogeeda beelaha Banadiriga iyo Baajuun iyo Baantuu barawa oo ay shegeen in ay diidayaan Dulmiga loogu yeerayo Bar ama .5 sidoo kale ayaa Suladaanka U hadley Beesha Baajuun Sheegey in Magalad Kismaayo ay tahay Magaalo Dad Baajuun ah ay leeyihiin ilaa ay Xaqooda ka helaan oo dhulkooda ay  si xuray iyaga Umaamulaaan in Soomaliya Nabad iyo Cadalad la gaari doonin Dadkan ayaa Sheegey in gobolka Banadir uu yahay Gobolaka ugu dadbadan oo ay doonayaan Cadalad dadkani diidan $.5 ka ayaa Doonaya Soomali Siman oo wada jir ah sidoo kale madoonayaan Deegan boobka ay belaha Qaar wadaan sidoo kale in Sed bursi sameeyaan Dadka Qaar oo xukun iyaga isa siiyana aysan rabin in Umad soomaliyeed si cadalad ah wax loo gu kala Qeybiyo oo la wada simo Dhowaan Filo Sawiro iyo Vidio

DSCN0097 DSCN0100 DSCN0102 DSCN0104 DSCN0106

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Contact to us