Kedka Banaadiriga
Northwest Somali Community Organization
Northwest Somali Community Organization Read More »
Daawo MUQAALKA Kulankii kowaad ay qabatay Somali Siman Toronto Canada,,
Kulankii kowaad ay qabatay Somali Siman Toronto Canada Read More »
Daawo waxa qabadka jaliyada soomaliyeed usa ku nool,,
Xaflada Banaadiri ee Minneapolis: iyo Xaalada Soomaaliya Maanta
Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayda August 15, 2014, lagu qabtay magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota xaflad wayn ee ay dad badani ka soo qaybgaleen. Xafladaas oo ay soo abaabuleen dad ka mida jaaliyada Banaadiriga, ee uu ka mid yahay jilaaga, heesaaga caanka ah ee loo yaqaano Shariif Jeek. Xafladaan oo ka duwanayd xafladaha kale ee lagu qabto magaalada Minneapolis, ... Read More »
JAALIYADA SOOMAALIYEED EE PORTLANAD OREGO OO DIIDEY IN DAD SOOMALIYEED
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Portland Oregon ku dhaqan ayaa diidey in Dad Soomaaliyeed loogu yeero Bar arintaas oo ay shir Jaaraid ku qabteen Jaaliyada ka Soogeeda beelaha Banadiriga iyo Baajuun iyo Baantuu barawa oo ay shegeen in ay diidayaan Dulmiga loogu yeerayo Bar ama .5 sidoo kale ayaa Suladaanka U hadley Beesha Baajuun Sheegey in Magalad Kismaayo ay tahay Magaalo Dad ... Read More »
Daawo muqaal Kulankii kowaad ay qabatay Somali Siman Toronto Canada,,
Daawo muqaal Kulankii kowaad ay qabatay Somali Siman Toronto Canada,, Read More »
Waa bogii sedexaad Qisadii oo meesheedii inooga socotaane waatan….
Waa bogii sedexaad Qisadii oo meesheedii inooga socotaane waatan………………………… SIEK-SIEK IN SOMALIA ( Buug ) Qore : Renzo Meregazzi ,R.Bemporad & figlio ,editori–Firenze,1928 Stab.Tip.Giannini & Giovannelli,via della pergola 16, firenze. Fiiri bogga 18aad waxaa ku qoran sidaan . Le Cabile originarie di Mogadiscio sono:Jacub,Asceraf,Amudi,Seddaglie,,Rer Magno,Scascerti,Dabaruini,Bandabo,Rer Faghi,. Cabile immigratesono:Scekal,Abgal,Averghedir,Illivi,Mobilen, Mursala,Migiurtini,Isak,Ogaden,Bimal,Suahili, Bravani,.Assimilati gli Ebrei,Gli Indiani,Gli Arabi,E gli Eritrei. . Ummadaha way ... Read More »