Wednesday , 11 December 2019
HEADER

Author Archives: admin

SOOMAALIYA BERI SAMAADKII HALKAN KA DAAWO

waako

Read More »

Daawo MUQAALKA Kulankii kowaad ay qabatay Somali Siman Toronto Canada,,

maxresdefault

Kulankii kowaad ay qabatay Somali Siman Toronto Canada Read More »

Daawo waxa qabadka jaliyada soomaliyeed usa ku nool,,

bardir33

Read More »

Daawo muqaalkaan Khudbadahii Xafladii Banaadiriga MPLS MN

tr

Daawo muqaalkaan Khudbadahii Xafladii Banaadiriga MPLS MN Read More »

Daawo SHIRKA GOLAHA ISBADAL-DOONKA SIYAASADA JAALIYADA BANAADIRIGA .LONDON.

7

SHIRKA GOLAHA ISBADAL-DOONKA SIYAASADA JAALIYADA BANAADIRIGA .LONDON. HOOS KA DAAWO MUQAALKA SHIRKA LONDON Read More »

Daawo muqalka shirkii jaaliyada soomaalida portland oregon

banaadi

Daawo muqalka shirkii jaaliyada soomaalida portland oregon Daawo muqalka shirkii jaaliyada soomaalida portland oregon Read More »

Daawo muqaalkana Beelaha Banaadiriga Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dowladda Guurguurte..

banaadir

Daawo muqaalkana Beelaha Banaadiriga Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dowladda Guurguurte.. Beelaha Banaadiriga Soomaaliyeed ayaa Maanta Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ka dhigay Banaanbax Ka dhan ah Dowlada Federaalka Soomaaliya ee uu Hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud,waxaana beelahaan oo looga baran banaanbax Noocaan¬† oo kale ah ay markaasi Maanta ku muujiyeen sida ay uga soo horjeedan hanaanka dowladnimada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Hogaaminayo ... Read More »

Xaflada Banaadiri ee Minneapolis: iyo Xaalada Soomaaliya Maanta

maxresdefault

Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayda August 15, 2014, lagu qabtay magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota xaflad wayn ee ay dad badani ka soo qaybgaleen. Xafladaas oo ay soo abaabuleen dad ka mida jaaliyada Banaadiriga, ee uu ka mid yahay jilaaga, heesaaga caanka ah ee loo yaqaano Shariif Jeek. Xafladaan oo ka duwanayd xafladaha kale ee lagu qabto magaalada Minneapolis, ... Read More »

JAALIYADA SOOMAALIYEED EE PORTLANAD OREGO OO DIIDEY IN DAD SOOMALIYEED

DSCN0104

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Portland Oregon ku dhaqan ayaa diidey in Dad Soomaaliyeed loogu yeero Bar arintaas oo ay shir Jaaraid ku qabteen Jaaliyada ka Soogeeda beelaha Banadiriga iyo Baajuun iyo Baantuu barawa oo ay shegeen in ay diidayaan Dulmiga loogu yeerayo Bar ama .5 sidoo kale ayaa Suladaanka U hadley Beesha Baajuun Sheegey in Magalad Kismaayo ay tahay Magaalo Dad ... Read More »

Daawo muqaal Kulankii kowaad ay qabatay Somali Siman Toronto Canada,,

kusow

Daawo muqaal Kulankii kowaad ay qabatay Somali Siman Toronto Canada,, Read More »

Contact to us